Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo Jawaab culus u diray Musharixiinta Aflagaadeeya Dowladnimada

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab culus u diray musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Isagoo fariin u diray dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed ayuu Xasan Sheekh sheegay in hadalladda ka soo yeeraya siyaasiyiin musharaxiin ah oo dalka iyo dowladnimad wax u sheegayaan aanay ahayn kuwa munaasib ah.

“Siyaasiyiinta qaarkood ee xilka doonaya waxay siyaasadii la gashay inay dalka caayaan, dowladnimada ceebeeyo oo magacii dowladnimada hoos u dhigo, sidaasina ku raadiyo mansab..”

DHAGEYSO JAWAABKA KULUL EE XASAN SHEEKH
Xasan001

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON