Monday, July 7, 2025

DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha oo Qarxiyay Musuqa ka jira Garoonka Diyaaradaha & Canshuur-dhaafka Dowladda

Xeer ilaaliyaha  Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qarxiyay lacagaha kasoo xerooda Garoonka diyaaradaha Muqdisho inay galaan Jeebabka shaqsiyaad.

Wuxuu sheegay inay xaalado mugdi ah oo ku wareegsan Qaadista canshuuraha ee kasoo xarooda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde oo uu sheegay inay ku dhaceyso  shaqsiyaad gaara.

Isagoo ka hadlayy xaflad maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayuu xeer ilaaliyuhu sheegay inuu isagu arkay Canshuur shaqsi qaadayo oo gacanta lagu hayo.

“8.9 Milyan Doolar oo canshuur dhaaf ah ayay sanadkii hore bixisay bixisay Wasaaradda Maaliyadda, waxaana markii la baaray sax ka noqday 2 Milyan oo kaliya..” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha oo sheegay in arrimahaas oo dhan ka jiraan dowladda dhexdeeda.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON