Thursday, March 28, 2024

DHAGEYSO Xildhibaan C/fataax Geesey: Sidee loo dhaawacay, loona qabtay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur..?

Ciidamada nabadsugidda ayaa xalay saqdii dhexe tegay Guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, waxaana halkaasi iska hor imaad ku dhex maray ilaalada siyaasiga.

Ciidamadan oo la sheegay inay qabeen amar ay ku soo xiraan siyaasiga ayaa dagaal la galay ilaaladii guriga oo ku dhow Hotelka Jazeera  ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi dhaawac ku gaarya Cabdiraxmaan Cabdishakur, iyadoo lagu dilay qaar ka mida ilaaladiisa.

“Intuusan weerarku dhicin 5-daqiiqo ka hor ayaan galay guriga C/raxmaan C/shakuur, markii aan salaanay, ayaa waxaa bannaanka guriga ka dhacay buuq muddo daqiiqado ah socday, kaddibna dagaal ayaa billowday,” ayuu yiri Xildhibaan Geeseey.

Ad

Xildhibaan C/fataax Geesey oo xilliga falku dhacay iyo markii la xiray la joogay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa VOA-da uga warramay sidii ay wax u dhaceen iyo qaabka dhaawaca u gaaray siyaasiga.

DHAGEYSO WAREYSIGA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON