Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO Xildhibaan Jeesow: “Ugaas Xasan & laba Ugaas ayaa ku haray Beledweyne..”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan yahay maamul loo dhiso Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

jeesow: Xildhibaan Jeesow
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

Wuxuu sheegay in odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan intooda badan inay ku sugan yihiin magaalada Jowhar, isla markaana ay gobolka Hiiraan degaan 14 qabii.

“Waan qirsanahay in Ugaas Xasan iyo laba ugaas oo kale ayaa Beledweyne ku haray, Hiiraan-na waxaa degan 14 qabiil, waxaan jeclahay in odayaasha dhaqanka meeshii ay u bataan la raaco..” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow oo sheegay inaysan jirin wax laga faa’iidayo in dib loo dhigo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Ad

DHAGEYSO XILDHIBAAN JEESOW

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON