Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wax dowlad sharci ah oo dalka ka jirta aanay jirin isla markaana Xasan Sheekh Maxamuud loo diiday inuu ka qeyb galo shirkii Golaha Guud ee Q/Midoobay.
Xildhibaan Maxamed C/llaahi Fadheeye ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar uu Soomaaliya u metelay shirkii Golaha Guud ee Q/Midoobay, iyadoo loo diiday Xasan Sheekh oo madaxweynenimadiisa sharciga ah ay ku ekeyd 10-kii September 2016.
DHAGEYSO XILDHIBAAN FADHEEYE
Goobjooge.com