Saturday, August 2, 2025

DHAGEYSO Xildhibaan Kulalihi: “Gaas & Xasan Sheekh ayaa ku soo heshiiyay inaan Baarlamanka ku soo noqon..”

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud (Kulalihi), ayaa isaga baxay doorashada aqalka hoose ee kursiga beeshiisa Muuse Saleebaan.

Isagoo ka mid ahaa liiska murashaxiinta u taagan kursiga ayaa markii loogu yeeray inuu jeediyo khudbadiisa doorashada, wuxuu Xildhibaan Kulalihi ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka, isagoo ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah iyo musuqmaasuq ay ku heshiiyeen Xasan Sheekh iyo C/weli Gaas sida uu yiri.

kulalihiXildhibaan Kulalihi oo caan ka ah Soomaaliya ayaa lagu yaqaan nin nadiif ka ah qaadashada Laaluushka

DHAGEYSO CODKA KULALIHI

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON