Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaano furka tuuray oo ku baaqay inay is casilaan mas’uuliyiinta Ammaanka dalka

Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul uga hadlay xaalada ammaanka dalka iyo Taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska oo ka xaadiri waayay kulankii saddexaad oo laga sugayay, waxayna ku baaqeen in la qaado mas’uuliyadda ammaanka ama ay is casilaan.

Xildhibaanada waxaa ka dhex muuqda Khadiija Maxamed Diiriye iyo Cabdi Shire. Waxaa doodan dhaliyay kadib markii ay maanta kulankii baarlamaanka ka baaqsadeen inay hor tagaan baarlamaanka taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda.

Dhageyso dooda kulul ee ka dhacday Baarlamaanka maanta.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON