Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Yuusuf Dabageed oo 24 saacadood u qabtay Guddiga Doorashada

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in caqabad lagu hayo guddiga doorashada Gobolka Hiiraan loo magacaabay.

Wuxuu sheegay in Guddiga oo isagu magacaabay lagu hortaagan yahay magaalada Muqdisho, wuxuuna ku hanjabay qofkii guddiga ka mida ee 24 saac ku imaan waayo gobolka Hiiraan uu bedeli doono.

Md. Dabageed ayaa sheegay inuusan xildhibaan noqon doonin qof aan magaalada Beledweyne lagu xulin oo lagu saxiixin.

DHAGEYSO CODKA DABAGEED

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON