Tuesday, July 1, 2025

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga safar dibadda uga bilowday Imaaraadka Carabta [Sawirro]

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohamed Bin Salmaan ayaa caawa socdaal uu ku marayo dhowr dal oo carbeed uga bilowday dalka Imaaraadka Carabta.

Mohamed Bin Salman ayaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay dilkii saxafigii caanka ahaa ee Jamal Kashoqgi ayaa waxaa saarnaa cadaadis aad u weyn oo siyaasadeed, iyadoo lagu baaqay in xilka laga qaado, laakiin safarkan ayaa loo arkaa mid uu ku muujinayo inuu weli si buuxda gacanta ugu hayo maamulka Sacuudiga.

Waxaa garoonka Abu Dhabi ku soo dhoweeyay dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta Mohamed Bin Zayid, waxaana lagu wadaa inuu tago dalal kale oo carbeed.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON