Friday, July 11, 2025

Dhowr Qof oo Cudurka Coronavirus laga helay Puntland & Dad cusub oo la karaantiilay (Akhriso)

Guddiga Dowlad Goboleedka Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka Covid-19 ayaa caawa shaaciyey in 5 qof oo cusub laga helay cudurka, isla markaana loo karaantiilay dad cusub oo looga shakiyey inay qabaan cudurka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga ayaa lagu caddeeyay in 11 qof oo cudurka laga baaray laga helay 5 ka mida oo qof ka mida ay haweeney tahay da’dooduna u dhaxeyso 14-33 sano jir, iyagoo ahaa dad aan muddo 3 bilood ah ka bixin degaanada Puntland, waxaana isla maanta loo karaantiilay 10 qof.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON