Tuesday, July 15, 2025

Dib u dhac ku yimid shaacinta musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka [Akhri Sababta]

Dib u dhac kale ayaa ku yimid maanta oo lagu waday in maamul goboleedyada ay soo bandhigaan liiska musharixiinta ku tartamaya kuraaska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa go’aankoodii ugu danbeeyay u qoondeeyay maanta inay ugu danbeyn maamulada dalka shaaciyeen liiska musharixiinta u tartameysa Aqalka sare ee Baarlamaanka, taasoo aan dhicin.

aqalka-sareWararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Puntland oo ugu horeysay maamulada ay dib u dhigtay shaacinta musharixiinteeda iyadoo la sugeysa maamulada kale ee dalka oo ka dalbaday inay mar qura ay wada shaaciyeen si culeyska u yaraado.

Maamul goboleed kasta ayaa laga rabaa inuu laba musharax iyo in ka badan u sharxo kursi kasta oo ka tirsan aqalka sare, kadibna waxaa dooranaya baarlamaanka maamulkaasi.

Goobooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON