Wednesday, June 25, 2025

Diblomaasiyiinta iyo Shaqaalaha Safaaradda Kenya oo lagu amray inay degdeg kusoo galaan dalka (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha iyo shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka shaqeeya Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi inay degdeg dalka kusoo galaan.

Qoraalka Wasaaradda oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha joogtada ah Maxamed Cali Nuur ayaa lagu caddeeyay inay waajib tahay in diblomaasiyiinta iyo shaqaalahaasi ay muddo 5 maalmood ah dalka kusoo galaan, kadib go’aankii xiriirka loogu jaray dalka Kenya, oo lagu dalbaday inay diblomaasiyiinta dalkaasi dalka uga baxaan muddo 7 maalmood ah.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON