Saturday, June 28, 2025

Dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegayn in xalay lagu dila Haweeney ay weerar ku qaadeen koox dhalinyarro ah.

Dilka haweeneyda ayaa la sheegay in loo adeegsaday Toorey, Kooxaha dilka geystay ayaa la sheegay inay doonaayeen inay ka dhacaan teleefankeeda gacanta ee Mobile-ka, waxaana dhex maray muran iyo is-jiid jiid keenay Toorey ku dhuftaan dhowr jeer oo dhaawac culus kasoo gaaray.

Wararka ayaa sheegaya in dhaawaca Haweenayda  la dhigay Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo, iyadoo halkaasi ku geeriyootay.

Kooxo burcad ah ayaa ka kacay magaalada Gaalkacyo, waxaana muddooyinikii danbekusoo batay dilka iyo dhaawacyada ay ka geysanayaan Gaalkacyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON