Monday, July 7, 2025

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho & Dabley looga shakisan yahay Alshabab oo la qabtay…

Wararka laga helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay agagaarka suuqa weyn ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda, kadibna ay baxsadeen, balse dabagal lagu sameeyay.

Askariga la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cali Bocor, waxaan dilkaasi kadib askari dusha kala socday dilka oo gartay dableyda uu diyaariyay ciidamada maamulka degmada, iyadoo dableyda lagu rasaaseeyay agagaarka xarunta degmada Wadajir, waxaana halkaasi lagu dhaawacay mid dableyda, isagoo dhaawac ah iyo dabley kale ayaana gacanta lagu dhigay.

Dableyda oo bistoolado ku hubeysanaa ayaa wararka qaarkood sheegayaan inay ahaayeen saddex, iyadoo dableydii saddexaad uu baxsaday. Waxaa goobta gaaray ciidamada Booliska.

LA SOCO FAAHFAAHINTA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON