Wednesday, June 25, 2025

Dil toogasho ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil toogasho ka fulisay degmada Hodon.

Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan ayaa toogtay haweeney Shaah ku iibisa agagaarka Trebuunka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Dableyda ayaa goobta ka baxsatay markii ay falka geystay, iyadoo aan la ogeyn ujeedka loo dilay haweeneyda oo ka mid ahay ganacsatada yaryar ee danyarta ah.

Dilalka iyo qaraxyada ayaa halkoodii ka sii socda magaalada Muqdisho iyadoo aanu jirin wax isbedel ah oo ku yimid tan iyo intii dowladda cusub xilka qabtay ku dhowaad saddex bilood.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON