Thursday, June 26, 2025

Dil toogasho ah oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa ilaalada suuq ku yaala caasimada.

Falkan ayaa ka dhacay degmada Wardhiigley, gaar ahaan suuqa Siinaay, waxana kooxo hubeysan ay aroornimadii toogaho ku dileen nin lagu magacaabi jiray C/laahi Gacma-Gaab oo  ka mid ahaa ciidamada ilaalada dowladda hoose ee casnshuuraha suuqaasi.

Laba dabley ah oo dilka fuliyay ayaa goobta ka baxsaday, lamana sheegin sababta dilka ka danbeysay, iyadoo ninka la dilay uu aha madixii canshuruaha suuqa Siinaay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON