Wednesday, June 25, 2025

Dil toogasho naxdin leh oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya fal toogasho naxdin leh uu halkaasi ka dhacay.

Haweeney ka mida ganacsatada magaalada ayaa la toogtay, waxaana ay u dhimatay rasaas uu ku furay askari ka tirsan ciidamada dowladda hoose ee magaalada Gaalkacyo.

Haweenayda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Foos Maxamed, waxayna wararkku sheegayaan in dilka ka dambeeyay markii ay ka madax adeygray inay bixiso lacag canshuur ah oo gaareysa 5000 /= (Shan kun Shilin Soomalai ah).

Askariga dilka geystay ayaa baxsaday kadib markii ay geeriyooday haweeneyda ganacsatada ka mid ahayd.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON