Saturday, July 5, 2025

Diyaarad Air Djibouti oo shil ku gashay Garoonka Magaalada Garowe iyo Faahfaahin laga helay

Diyaarad ay leedahay shirkadda Diyaaradaha Air DJibouti ayaa manta shil ku gashay Garoonka diyaaradaha Jen. Maxamed Abshir Muuse ee Magaaladda Garoowe.

Diyaaradda ayaa la sheegay in markii ay ku dageysay Garoonka ay dhulka ku dhufsatay qeybta hoose iyadoo burbur uu soo gaaray, laakiin waxaa ka badbaaday dhammaan rakaabkii iyo shaqaalihii la socday.

Lama shaacin sababta dhalisay shilka diyaaradda, waxaana laga dejiyey dadkii la socday iyadoo la qiimeynayo qasaaraha gaaray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON