Friday, March 29, 2024

Axmed Madoobe: “Haddii aan Garbahaarey Doorasho ku qaban karin sabab aan Kismaayo ugu qabto ma jirto”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si kulul uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda Gobolka Gedo, isagoo ku eedeeyay dowladda Federaalka inay rabto inay maamusho Doorashada ka dhaceysa Gobolka Gedo.

“Haddii aan Garbahaarey Doorasho ku qaban karin, ma jirto sabab aan ugu qabto Kismaayo ama halkan ayaan ku wada qabanayaa..” ayuu yiri Axmed Madoobe oo bulshada rayidka kula hadlay magaalada Kismaayo.

Wuxuu caddeeyay in Gobolka Gedo maleeshiyo iyo ciidamo la geeyay ujeedkuna yahay in dowladda hadda joogta ay Doorashada maamusho, kana soo saarto dad ay iyadu wadato, taasoo aan la aqbalui karin.

Ad

“Guriga aad ku jirtaan ee askariga AMISOM furihiisa uu hayo oo aad garan weydeen inaan ciidamo Qaran oo kala wareega dhistaan.. ayaad dhuxul dab ah ku ciyaareysaa..” ayuu yiri Axmed Madoobe oo madaxda dowladda Federaalka ku tilmaamay in xil aysan garaneyn hayaan kuna ciyaarayaan Dab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON