Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii Arbacada tuulada Shabeelley oo koonfur ka xigta magaalada Beledweyne.
Milatariga Mareykanku waxay intaas ku dareen inaysan dad rayid ah waxba ku noqonin duqayntaasi. Waa duqayntii sagaalaad ee Mareyanku sannadkan 2019 uu ka fuliyo Soomaaliya kuwaasi oo dhammaantood ka dhan ahaa Al-Shabaab.
Warar Xul ah