Wednesday, June 25, 2025

Diyaarado dagaal oo duqeeyay Isbitaal & Dugsi ku yaalla Magaalada Saakow (Caruur ku dhimatay)

Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka geystay degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe oo kadib Saqdii dhexe ee xalay, iyagoo duqeynta lala beegsaday xarun dugsi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in duqeynta ay ka danbeeyeen diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya oo beegsaday Dugsi Kuleej ah iyo Isbitaalka Magaalada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe oo waxyeello dhimasho iyo burbur ah geystay.

Dadka degaanka iyo warbaahinta Alshabaab ayaa sheegaysa  in duqeynta lagu dilay 3 carruur oo dhiganayey Dugsiga, Dhinaca kale duqeynta ayaa burbur weyn u geysatay Isbitaalka Magaalada Saakow oo aan cidna wax ku noqon.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON