Tuesday, July 1, 2025

Dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo Kacbada Dusheeda lagu arkay & ciidamo badan oo galbiyey [Sawirro]

Waxaa baraha bulshada si weyn loogu hadal hayey dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo shalay ku tukaday Kacbada Sharafta leh dusheeda, markii uu halkaasi la tegay ciidamada faro badan.

Dhaxal-sugaha ayaa booqday Kacbada, iyadoo ay la socdaan mas’uuliyiin iyo ciidamadii amniga ee ugu badnaa, waxaana kacbada laga saaray dhammaan dadkii ku sugnaa xilligaasi si uu isaga keligiis ugu noqdo.

Waxaa la arkayey Maxamed Bin Salmaan oo dusha sare ee Kacbada ku tukanaya iyo isagoo dhunkanaya Dhagaxa Madow ee la barakeysto, waxayna taasi dhalisay iyo sawirrada iyo muuqaalladiisa lagu baahiyo baraha bulshada oo si weyn looga hadlay.

Dadka qaarkood ayaa arrintaas ku sheegay inuu isaga dhaqayo dhiigii saxafiga uu dilkiisa ka danbeeyay ee Jamal Kashoqgi, halka qaar kale ay ku amaaneen inuu booqdo Kacbada.

HOOS K DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON