Home Somali Banaadir 1400 Ciidamo Boolis ah oo kusoo biiray sugidda Amniga Magaalada Muqdisho

1400 Ciidamo Boolis ah oo kusoo biiray sugidda Amniga Magaalada Muqdisho [Daawo Sawirro]

-

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo Booliis oo ku soo biiray Ciidamada sugidda amniga Caasimadda.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka mid yihiin 3000 oo askari oo loogu tala galay fulinta qorshaha sugidda amniga caasimadda dalka ee xukuumadda Soomaaliya, waxayna ciidamadan muddo afar bilood ah qaadanayeen casharro la xiriira sharciyada booliiska iyo la dhaqanka bulshada.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ciidamadan kula dardaarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga, isla markaana ay xoojiyaan kalsoonida ay shacabku ku qabaan booliiska oo ah wehelka bulshada.

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo fara badan ku tijaabisay amniga Muqdisho, kuwaasoo aan weli xal u helin ka hortagga ama wax ka qabashada falalka amni darro ee sida joogtada ah uga dhaca caasimadda, sida qaraxyada iyo dilalka qorsheysan.


- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda Hoose ee ‘Minishiibiyada’ oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada canshuurta [Sawirro]

Waxaa maanta xarunta Gobolka Banadir lagu soo bandhigay gaadiid lagu qalabeeyay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada loo yaqaan, kuwaasoo la sheegay inay...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo War kasoo saaray Dhismaha jidka isku xira Jowhar & Muqdisho

Gudiga Fulinta Golaha Badbaadaba Hirshabeelle, oo shir isugu yimid, uuna shir  gudoominayay Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa u mahad-naqay Madaxweynaha Soomaaliya...

Qaar ka mida Ganacstada Soomaaliyeed oo Shaaciyey inay joojiyeen Qaadkii dalka Kenya

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida ganacstada ay joojiyeen Qaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya.

Dowladda Somalia oo Caddeyn ka dhan ah Eedeyntii Kenya ka heshay Shirkadda Spectrum. [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka Sihirkadda Spectrum Graham Mayhew ayaa Wasaaradda Batroolka Somalia u soo diray caddeyn ku saabsan inaysan wax baaritaan ah shirkaddu...

Shirkadda Spectrum oo War kasoo saartay Warbixintii Sahanka Shidaalka & Gaas-ka Badda Somalia. [Akhriso]

Shirkadda Spectrum ee heshiiska kula jirta dowaldda Somalia si ay u sahmiso shidaalka iyo Gaaska ku jirta Badda Somalia oo qabanqaabisay Shirkii...

Spectrum Press Statement on Somalia Offshore Round

The Federal Government of Somalia hosted a successful promotion of the Somalia Offshore Round at the Somalia Oil and Gas Conference in...

MUST READ

Dowladda Somalia oo Caddeyn ka dhan ah Eedeyntii Kenya ka heshay Shirkadda Spectrum. [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka Sihirkadda Spectrum Graham Mayhew ayaa Wasaaradda Batroolka Somalia u soo diray caddeyn ku saabsan inaysan wax baaritaan ah shirkaddu...

Shirkadda Spectrum oo War kasoo saartay Warbixintii Sahanka Shidaalka & Gaas-ka Badda Somalia. [Akhriso]

Shirkadda Spectrum ee heshiiska kula jirta dowaldda Somalia si ay u sahmiso shidaalka iyo Gaaska ku jirta Badda Somalia oo qabanqaabisay Shirkii...

Kenya oo kashiftay Qorshaha ka danbeeya Dagaalkeeda Diblomaasiyadeed [Shuruudo cusub]

Qodobka koowaad ee ay Kenya dalbaneysa ayaa ah in Soomaaliya ay ka noqoto qaybaha ka mid ah soohdinta dalkeeda ee ay Soomaaliya...

XOG: Hanti- dhowrka oo xirtay Xafiiskii Maaliyadda Hay’adda NISA & Baaritaanka culus oo ku socda..

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa xirtay xafiiska Maaliyadda Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA, kadib baaritaan ku socda Hay'adda.

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!