Madaxweynaha K/Galbeed oo maagcaabay 15 Wasiir & 25 Wasiir ku xigeen. [Akhriso Magacyada]

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) ayaa magacaabay 15 wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen oo lagu dhammeystiray Golaha Wasiirada maamukaasi.

Wasiirada cusub ayaa isugu jira wasiiro hore iyo kuwa cusub, waxaana Golaha Wasiirada K/Galbeed ay tiradoodu noqoneysaa 50, iyadoo hore loo magacaabay 10 Wasiir.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

118,319FansLike
705FollowersFollow
2,771FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!