Friday, June 27, 2025

Doorashada Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo Waqti Cusub loo qabtay

Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii Madaxweynaha Maamulkaasi ee loo madlanaa inay dhacdo 17-ka Novembar 2018.

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay xaaladda doorashada, iyadoo la go’aamiyey in doorashada dib loo dhigo muddo 11 maalmood ah, waxaana lagu dhawaaqay inay dhaceyso 28-ka bishan November.

Xubnaha ka dhiman Guddiga Doorashada Baarlamaanka ayaa la dhammeystirayaa, iyadoo ay hore u socon doonto diiwaan gelintii hore ay u sameeyeen Guddiga ay qeyb ka mida iska casileen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON