Monday, July 14, 2025

Doorashada Senatoorada Aqalka sare oo ka socota Magaalada Jowhar [Sawirro]

Doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Jowhar  ee xarunta maamulka Hirshabeele.

8 kursi oo ka mida Aqalka Sare oo qoonde ahaan u soo gaaray  dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa u tartamayay ilaa in ka yar 20 musharax, kadib markii ay dhowr musharax ka baxeen tartanka.

Doorashada oo xilligan socota ayaa kursigii ugu horeeyay waxaa ku loolamaya labada musharax ee Cismaan Axmed Macow iyo  Cabdi Nuur Ibraahin Fareey.

Kursigan ayaa ah mid si weyn loogu tartamayo oo labada musharaxba ay doonayaan inay ku guuleystaan iyadoo balanqaadyo u sameeyay xildhibaanada.

jowhar-aqalka1jowhar-aqalka2jowhar-aqalka3Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON