Friday, April 19, 2024

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Sharci darro ku tilmaantay heshiiska Dekedda Berbera ee Itoobiya & DP World [Akhriso]

Dowladda Soomaaliya  ayaa soo saartay War cad oo ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee dalka Imaaraadka ku dhex maray Shirkadda DP World, Itoobiya iyo Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomalaiya ayaa ku tilmaamatay heshiiskan mid sharci darro ah oo lagu wiiqayo midnimada iyo wada jirka ummadda Soomaaliya.

Sidoo kale Wasaaraddu waxa ay hoosta ka xariiqday in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan qeyb ka ahayn heshiiskan loona maray habraac aan waafaqsanayn Dastuurka Ku meel-Gaarka ah iyo shuruucda kale ee uu yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ad

Warsaxaafadeedka Wasaaradda akhriso

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON