Thursday, July 3, 2025

Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF oo heshiis ku gaaray Magaalada Asmara [Akhriso]

Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF aya heshiis ku gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea kadib wadahadal halkaas uga socday labada dhinac.

Itoobiya iyo ONLF ayaa ku heshiiyey in ay soo gabagabeeyaan dagaalkii hubeysnaa ee mudadda dheer socday, iyadoo Jabhadda ONLF ay si nabadgelyo ah dhaqdhaqaaqeeda siyaasadeed uga wadan doonto gudaha Itoobiya.

Wafdiga dowladda Itoobiya ee heshiiska Asmara waxaa u saxiixay Wasiirka Arrimaha dibadda Workneh Gebeyehu, halka jabhadda ONLF uu u saxiixay guddoomiyaha ururkaas Maxamed Cumar Cismaan.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON