Friday, April 19, 2024

SAWIRRO CUSUB oo laga faafiyay sidii uu Saxafiga Jamal Kashoqgi ku galay Qunsuliyadda Sacuudiga [Daawo]

Telefishanka RTR ee Turkiga ayaa caawa faafiyay sawirro cusub oo ku saabsan qaabkii uu saxafiga sacuudiga Jamal Kashoqgi ku galay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, halkaasoo lagu dhex dilay 2-dii Bishan Oktoobar.

Sawirrada oo ay qaaday Caamo CCTV ay leeyihiin ciidamada Amniga Turkiga ayaa muujineysa Jamal oo dhaafaya xeyndaabka amni ee ku xeeran Qunsuliyada, isagoo la baarayo, iyo isagoo la hadlaya haweeneyda uu rabay inuu guursado, kadibna sii gelaya Qunsuliyadda.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA & MUUQAALKA

Ad
Waa isagoo lagu baarayo biraha ku xeeran Qunsuliyadda
Isagoo la baaray kuna jira xeydaabka ka horeeya Qunsuliyadda
Isagoo la hadlaya haweeneyda uu guursan rabay, wuxuuna ahaa hadalkii ugu danbeeyay intii aanu gelin Qunsuliyadda
Isagoo ku sii socda iridka laga galo Qunsuliyadda
Sawirkii hore loo baahiyey oo muujinaya daqiiqadii uu gudaha u galay Qunsuliyadda

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON