Friday, April 19, 2024

Dowladda Itoobiya oo dib u dhigtay Safar uu Qalbi dhagax uga bixi lahaa Addis ababa [Akhriso laba Qodob]

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay dib u dhigtay socdaal uu doonayey C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax inuu ku maro magaalooyinka Nairobi, Kismaayo iyo Muqidsho.

Wararka laga helayo Addis ababa ayaa sheegaya in Qalbidhagax in dowladda Itoobiya ay dooneyso inuu sii joogo Adis ababa si ay arrimo ku saabsan ONLF iyo isbedelka dalkaasi ka socda ugala hadasho. Qalbi dhagax ayay dhowaan dowladda Itoobiya ka sii deysay xabsi uu muddo 10-Bilood ah ku xirnaa, kadib markii dowlada Soomaaliya ay Itoobiya u gacan galisay uu doonayey inuu degdeg safar u galo si uu caruurtiisa u arko, laakiin

Wareysi lala yeeshey Qalbi dhagax ayuu ku sheegay inuu shaqsiyan kulan ula yeeshay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya 30-ka June 2018, isla markaana uu kala hadlay arrimo masiiri ah, wuxuuna caddeeyay inuu doonayo inuu booqdo dhulalka Soomaalida.

Ad

Qalbo dhagax ayaa sidoo kale waxay caqabadka heysataa Baasaboorka uu qaadanayo, iyadoo dowladda Itoobiya ay dooneyso inay siiso Baasaboor Itoobiyaan ah, halka ay ku adag tahay inuu helo Baasaboor Soomaali ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON