Thursday, June 26, 2025

Dowladda Jabuuti oo joojisay duulimaadyadii uga imaan jiray Magaalada Muqdisho

Dowladda Jabuuti ayaa la sheegay inay joojisay duulimaadyadii diyaaradaha ee uga imaan jiray magaalada Muqdisho kadib falkii lagu qarxiyay diyaaradii Daallo horaantii bishan oo ku sii jeeday magaalada Jabuuti.

Warkan oo aanay weli xaqiijin dowlada Jabuuti ayaa laga soo xigtay Safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti oo farriin ay u dirtay Muwaadiniinta Mareykanka la socodsiisay arrintan iyo arrimo kale oo dhinaca ammaanka ah oo looga baahan yahay dadka Mareykanka ah inay raacaan

Farriinta hoos ka ka akhri

Jibouti

Xaaladda ammaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, kadib dhacdadii lagu qarxiyay diyaaradda Daallo, waxaana la yaab leh in xilligan ay Jabuuti joojiyo duulimaadyadii Muqdisho uga imaan jiray.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON