Friday, April 19, 2024

Dowladda Kenya oo shaacisay tirada askartii looga dilay Weerarkii Wajeer iyo Magacyadooda [Akhriso]

Booliska Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya ee ka dhacay degaanka Tarbaj ismaamulka Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

8 askari oo Kenyaan ah ayaa la sheegay in lagu dilay Qarax miino xoog leh oo haleeshay gaari ay wateen oo gebi ahaan ku burburay qaraxa. Alshabaab ayaa qaatay 8 qori oo ay askarta la dilay wateen iyo rasaas gaareysa 540 oo ay ku hubeysnaayeen.

Ciidamada ayaa magacyadooda lagu kala sheegay:

Ad

1-  Abdiaziz Ali,

2- Abdullahi Hirab,

3- Thomas Mchere,

- Advertisement -

4- Ali Mohammed Ali

5- Ali Ahmed, darwal

6- Abdullahi Sheikh Yusuf

7- Daudi Ibrahim Ahmed

- Advertisement -

8- Muhumed Yakub Abdi

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON