Sunday, July 6, 2025

Dowladda Qatar oo Maalgelineysa Dib u dhiska Wasaaradda Qorsheynta & Kheyre oo dhagax dhigay [Sawirro]

Munaasbad lagu maamuusayo dhagaxa dhigga dib u dhiska xarunta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhagaxa dhigay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Dowladda Qatar ayaa maalgelineysa dibu dhiska Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, iyadoo kharashka soo marisay Sanduuqa Horumarinta Qatar, waxaana munaasabadda  dhagax dhigga goobjoog ka ahaa Safiirka dalka Qatar ee Soomaaliya, Wasiirada Qorsheynta, Waxbarashada iyo xubno kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON