Dowladda Soomaaliya ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyey laba horjooge oo kasoo goostay Alshabaab kuwaas oo hadda ku jira gacanta dowladda Soomaalia.
Labadan xubnood oo lagu kala magacaabo Ibraahim Maxamed iyo Aadan Dheerw ayaa la sheegay inuu abaalmarinta lacageed oo aan cadadkeeda la shaacin uu u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana guddoonsiiyey Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar G/Dhexe Ibraahim Cabdi Cali.
HOOS KA DAAWO