Monday, June 23, 2025

Dowladda Somalia oo faragelisay Xaflad uu C/raxman C/shakur ku qaban lahaa Dalka Malaysia (Sidee wax u dhaceen?)

Wararka laga helayo dalka Malaysia ayaa sheegaya in Booliska magaalada Kualalumpur ay ka dalbadeen siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu joojiyo xaflad jaaliyadda Soomaalida ee dalka Malaysia ku qaban lahayd siyaasigan oo habeen hore gaaray dalkaasi.

Safaaradda Soomaalida ee dalka Malaysia ayaa la sheegay inay Booliska dalkaasi ku wargeliyeen in Siyaasigan laga joojiyo xafladda uu qabanayo, isagoo ku eedeeyay inuu yahay Nin ku gefay diinta Islaamka oo FATWA laga soo saaray inuusan fagaarayaal ka hadlin, isagoo uu baaritaan ku socdo.

Xafladdii C/raxmaan C/shakuur ee Jaaliyadda Dalka Malaysia ayaa la sheegay ina lasoo gabagabeeyay waqtigii loogu talogalay ka hor markii ay Booliska dalbadeen, ayna galeen iyadoo la joojiyey xilli la sheegay inuu khudbadii jeediyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

C/raxmaan Cshakuur ayaa laga soo xigtay in xafladda la soo gabagabeeyey , laakiin ayshan arrinta u dhicin sidii ay rabtay dowladda.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON