Friday, June 27, 2025

Dowladda Somalia oo hawadeeda ka mamnuucday Qaar ka mida Diyaarado ka shaqeyn jiray dalka [Dhageyso]

Dowladda Soomaaliya ayaa hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha duugga ah ee lagu farsameeyay dalkii la oran jiray Midowga Soofiyeeti.

Diyaaradaha ay dowladda Soomaaliya mamnuucday ayaa ah kuwa xamuulka qaada oo ah diyaarad duug ah oo Midowgii Soofiyeeti oo ay kiro ahaan u adeegsadaan ciidamada AMISOM, waxaana Hay’adda Duulimaadka Soomaaliya ay mamnuucday diyaaradahaasi oo kala ah:

  1. Antanov 24
  2. Antanov 26
  3. Antanov 32
  4. Antanov 12

Go’aanka Hay’adda Duulista Rayidka ee dowladda Soomaaliya ku mamnuucday Diyaaradihii hore ee Midowga Soofiyeeti ayaa soo baxay 7 Febraayo, waxayna shaqadooda ku ekeyd 28 Febraayo 2019. basle waxaa loo kordhiyay inay dalka isga baxaan ilaa 15-ka Maarso.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA EE VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON