Monday, June 23, 2025

Dowladda Somalia oo ka jawaabtay go’aankii ay Kenya ku soo rogtay diyaaradaha ka taga Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ay war ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahya go’aanka ay dowladda Kenya ku gaartay in duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi loo leexiyey magaalada Wajeer.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa talaabada ay Kenya ku dhaqaaqay ku shegtaymid siyaasadeysan oo aan u wanaagsaneyn xiriirka derisnimo iyo is-afgradyadii hore ee labada dowladood ka dhaxeeyay, sida ganacsiga iyo isu socodka labada shacab.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON