Monday, July 14, 2025

Dowladda Somalia oo ka jawaabtay War ay Warbaahinta Kenya ka faafiyen Hay’adda NISA

Dowladda Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaantay war ay faafiyeen qaar ka mida wargeysyada dalka Kenya oo Hay’adda Sirdoonka Somalia ku eedeeyay inay gacan iyo dhaqaale ku siiso Alshabaab inay weerarraan dalka Kenya.

War kasoo baxay Wasaaradda WarfaafintaSomalia ayaa lagu beeniyay jiritaanka eedeynta ka dhan ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, taasoo laguna daabacay Wargeysyada The Star iyo Standard Media ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dowldada Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warkaasi, iyado caddeysayin Hay’adda NISA ay u taagan tahay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxay walaac weyn ka muujisay wararka meel ka dhaca ku ah Sumcadda NISA, waxaana Warbaahinta Kenya ay u jeedisay inay ka fiirsadaan been abuurka ay faafinayaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON