Monday, June 23, 2025

Dowladda Somalia oo kordhisay Qiimaha Xajka & Liiska Shirkadaha la siiyey Qandaraaska Xujeyda oo la shaaciyay

Guddiga ay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya u magacawday kala xulista shrkadaha Xajka ku howlan ayaa soo saaray qiimaha lacagta sanadkan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.

Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkan uu qofkii ku xajka ku tegi doono lacag gaareys $3600 Dollar, iyadoo halka heerka sare ee loo yaqaan VIP-da uu qiimihiisu noqonayo $5000 Dollar. Guddiga wuxuu uga digay shirkadaha Adeegaan qaban doona inay lacag intaas ka badan ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed.

Guddigan oo ay ka hor yimaadeen maamul Goboleedyada dalka ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha gaaraya 58 oo adeeggan qaban doono, waxayna sheegeen inay u tartameen 84 Shirkadood.

Ad

Soomaaliya ayaa sanadkan loo ogolaaday inay ka xajiyaan 11500 Xaaji. waxaana qiimaha oo ahaa mid ugu sareeya dalalka Geeska Afrika ay sii kordhisay dowladda Somalia sanadkan. Sanadkii hore ayaa qiimaha laga dhigay &3300, halka sanadkan lagu kordhiyey $300, iyadoo shirkadaha sanadkii hore xajka dadka u qaaday ay ka qaateen lacag gaareysa $4000.

Akhriso Magacyada Shirkadaha la qaatay

Shirkadaha B

- Advertisement -

Daalo Airlineses, Jubbala Airways,

Shirkadaha T

Freedom, Carafaat, Jowhar, Rixla Mubaaraka

Shirkadaha J

- Advertisement -

Ocean, Africa Express, Air DJibouti. Dalmar Travel, Hogol Travel, Ridwaan

Shirkadaha X

Daruuro

Shikradha KH:,

Saaj Travel, Makka Travel, New Star, Answer Travel, SPD, Safarri Travel

Shirkadda D

Makka Al-Mukarama, Karaama, Kalkar, Manaasik Travel, Royal Som, Barayt, Al-Huda Travel Hajj and Umra, Al-Manaasik Fil Xaji Wal Cumra, Falalcadde,

Shirkadah S

Dahala Airlines, Al- Rayan, Federal, Eurie Africa, Somali travel, Teyseer, Labeyk Qudus, Salam Hajj and Umra, Universal, Al-Saqar, Al-ixsaan, Al- Hijra Travel, Cibaar Travel, AL-Hijra Air, Ritaaj, Hiiliye, Isfalaash, Salam Travel, Mustaqbal, Anfaal, National Airways, Abmooja Travel, Save Way, Travel Express, Key way, Ruksan, Hubaal, Daymond

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON