Monday, June 30, 2025

Dowladda Somalia oo la wareegtay Isbitaalka Banadir iyo Maamul cusub oo loo magacaabay [Akhriso]

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la waregtay isbitaalka weyn ee Hooyada iyo Caruurta Banaadir, iyadoo maamul cusub loo magacaabay.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka Banaadir oo uu gacanta ku hayey dhaqtar muddo dheer maamuli jiray oo taageero ka heli jiray hay’ado ka duwan.

Arrintan ayaa ka danbeysay waanwaan muddo socotay, waxaana ugu dambeyn wasaradu ay sheegtay inay si toos ah u maamuli doonto Isbitaalka, iyadoo agaasimaha guud loo magacaabay Fartuun Shariif Maxamed, waxa kaloo la magacaabay Guddiga maamulka Isbitaalka oo ka kooban 7 xubnood.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON