Sunday, June 22, 2025

Dowladda Somalia oo Shuruud ku xirtay Dadka safarka ah ee soo gelaya Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay shuruud laga rabo inay buuxiyaan dadka u soo safraya dalka, kadib markii la furay diyaaradaha dibadda ka yimaada.

Qoraal kasoo baxay Hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dadka soo gelaya xuduudaha Soomaaliya ee ku imaanaya Diyaaradaha, Maraakiibta iyo Gaadiidka kale in looga baahan yahay inuu sitaan shahaado caddeyneysa inaysan qabin cudurka Covid-19, taasoo uu qaatay ugu badnaan saddex Berri ka hor, taasoo qasab ku ah qof kasta oo soo gelaya dalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON