Friday, July 11, 2025

Dowladda Somalia waxay si buuxda u garab taagan tahay Boqortooyada Sacuudiga & hogaankeeda

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii loo adeegsaday diyaarado aan duuliya lahayn oo waxyaabo qarxa lagu rakibay ee Talaadadii lagu beegsaday labo goobood oo shidaal oo ku kala yaalla deegaannada Al Duwadimi iyo Afif ee bartamaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ku qornaa Af-carabi ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay u aragto falalkaasi burburinta ah mid halis ku ah nabadgelyada gobolka, waxayna si dhammaystiran u garab taagan tahay Boqortooyada Sacuudi Carabiya hoggaankeeda, xukuumaddeeda iyo shacabkeeda si ay uga hortagaan iskuday waliba oo lagu waxyeeleynayo amniga qarankooda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON