Thursday, March 28, 2024

Dowladda Somaliya oo Ciidamo cusub Diyaarado ku geysay Magaalada Dhuusamareeb & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ay laba diyaaradood ka dejiyeen Garoonka magaaladaasi.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay tiradoodu ka badan tahay in ka badan 100 askari, waxayna ahaayeen ciidamad sida gaarka ah u tababarran ee Booliska, iyadoo la deijiyey xarumaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusamareeb oo ay ka mid yihiin; Xarunta Shiirkole ee shirka dib u heshiisiinta lagu qabanayo, Madaxtooyada magaalada Dhuusamareeb iyo Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada saaka la geeyay Magaalada Dhuusamareen ay la wareegeen Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb oo ay hore gacanta ugu hayeen ciidamo isku dhaf ah oo laga kala keenay Ahlu suna iyo Galmudug.

Ad

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo kooxda Ahlu suna ee uu hoggaamiyo Macalin Maxamuud uu dhowaan soo saaray digniin ku saabsan in ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ama AMISOM la geeyo magaaladaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON