Thursday, June 26, 2025

Dowladda Somaliya oo Tacsi tiiraanyo leh u dirtay dadkii ku dhintay Qaraxii Xaawo-Cabdi

Dowladda Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ku sheegtay inay cambaareyneyso, iyadoo tacsi u dirtay dadkii ku waxyeeloobay ee lagu dilay qaraxa.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta xukuummadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu falkaasi ahaa weerar bahalnimo ah oo kooxaha nafla-caariga ah ee argaixisada ah ku qaadeen dad shacab ah.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhow 10 qof waxaana ku dhaawacmay 7 kale, iyadoo Gaariga BL-ka ahaa ee uu haleelay ay ka badbaadeen 3 qof.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON