Thursday, July 17, 2025

Dowladda Soomaaliya oo Amar ku soo rogtay Diyaaradaha yimaada Garoomada Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa Amar culus ku soo rogtay diyaaradaha yimaada Garoomada ku yaalla dalka Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa sheegay in Diyaarad ogolaansho ka haysan dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya aysan ka degi karin Garoomada diyaaradaha ee ku yaalla Soomaaliya.

“Diyaaradii fasax ka heysata dowladda Soomaaliya ayaa ka degi karta garoomada dalka, marka ay soo buuxiyaan shuruudaha si la mida dalalka kale …” ayuu yiri Wasiir Oomaar oo magaalada Toronto ka hadlayey.

Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad, Oomaar ayaa sheegay in socdaalka uu ku joogo  magaalada Montreal ee dalka Canada uu ku saabsanaa kulamo uu la yeeshay hay’adda ICAO.

SourceVOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON