Monday, July 14, 2025

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isu dhiibay

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu isu dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al shabaab oo muddo dheer ururkasi ka mid ahaa, kaasoo saxaafadda loo soo bandhigay.

Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa C/rxamaan Xuseen Wardheere, kasoo magaciisa af-garashada  Xarakada AlShabaab dhexdeeda uu ahaa Bilaal. Horjoogaya Alshabaab ee dowladda Soomaaliya isu dhiibay oo la hadlay warbaahinta sheegay inuu ka baxay AlShabaab, isagoo ka tirsanaa muddo 12 sano ah.

Wuxuu dowladda Federaalka auga mahadceliyay sida ay u soo dhaweysay, taas bedelkeeda wuxuu dhalinyarada ka tirsan Shabaab ugu baaqay inay ku soo biiraan dowladda, islamarkaana ka faa’ideystaan baaqii Madaxweyne Farmaajo.

Wuxuu sheegay inta uu wareysiga bixinayay in uusan farqi weyn u dhaxeyn Ururka Al Shabaab iyo kooxda Daacish, hase yeeshee waxa ay isku heystaan ay tahay xukun iyo maamul.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON