Monday, July 14, 2025

Dowladda Soomaaliya oo wafdi sare u dirtay xuska Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi sare u dirtay ka qeyb galka xuska maalinta Qowmiyadaha Itoobiya oo sanad kasta lagu qabo dowlad Gobeedka ka mida Federaalka Itoobiya.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed  iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, si ay uga qeybgalayaan xuska 12aad ee maalinta Qowmiyadaha Itoobiya.

Xuska maalinta Qowmiyadaha dalkaas Itoobiya oo Sabtida ka dhici doonta caasimadda dowlad degaanka Cafarta ee magaalada Samara.

Xuskan ayay Itoobiya ku casuuntaa madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo ay ku jirto Somaliland, waxayna madashaasi noqotay goobta kaliya ee madaxda Soomaalida oo dhan ka soo muuqdaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON