Thursday, June 26, 2025

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay xiisadda ka dhex taagan Dalalka Khaliijka iyo Qatar [Akhriso]

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed soo saartay markii ugu horeysay uga hadashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Khaliijka.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay dowladda Soomaaliya ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilafka diblomaasiyadeed ee soo dhex galay dalalka Khaliijka.

Qoraalka ayaa ku baaqay in wadahadal iyo is-faham lagu dhammeeyo khilaafka iyadoo dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka geysato xal u helidda khilaafka.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON