Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Turkiga oo Muqdisho ka furtay Dugsi lagu barto Duulista Diyaaradaha [Sawirro]

Dowladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay Dhismaha Dugsiga barashada Duulista Diyaaradaha oo maanta dib loo furay.

Hay’adda horumatinta Turkiga ee TIKA ayaa hirgelisay Dugsigan oo ah kii ugu horeeyay ee noociis ah oo ay Soomaaliya yeelato, iyadoo xaflad lagu furayay ay ka qeyb galeen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Safaaradda Turkiga.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullahi Oomaar iyo ku xigeenka wasiirka, Maareeyaha hay’adda Duulista iyo  Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo uu wehliyo Madaxa ay’adda TIKA ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabadda furitaanka.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON