Wednesday, July 9, 2025

Dr. Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug [Akhriso Natiijada]

Waxaa soo gabagahowday Doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxayna Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ku dhawaaqay in natiijada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo lagu kala baxay wareegii koowaad.

Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, isagoo helay 54 cod, waxaana musharixii la tartamayey ee C/naasir Aadan Cusmaan oo isna helay 34 cod, waxaana xumaatay hal cod.

Doorashada ayaa ahayd mid hore loogu saadaalinayey Dr. Gacal oo taageero ka heystay dowladda Federaalka Soomaaliya. dhinaca kale waxaa doorashada ka haray musharixii saddexaad oo intii aan la bilaabin codeyta tanaasulay sababo aanu sheegin dartood.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON